Top News Dhageyso:- Col. Barre ”Madaxweyne, Madaxweyne ma magacaabi karo”

0

Col. Barre Hiiraale ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya uu colaad hor leh ka dhex abuurayo beelaha walaalaha ah ee dega gobalada Jubbooyinka.

Wuxuu sheegay in dastuurka uu jabiyay madaxweyne Xasan Sheekh kadib markii uu Kismaayo ka sheegay in hoggaamiye Axmed Madoobe loogu yeeri doono Madaxweyne.

Waxa uu sheegay in dowladdu ay masuul ka tahay dib u heshiisiintii Kismaayo ee bur-burtay oo uu sheegay in dad gaar ah ay qabsadeen shir lagu sheegay in lagu wada hadlayay.

 

Halkan ka dhageyso