Daawo muuqaal:Saraakiisha Gobolka Cayn oo ka hadlay dhaq-dhaqaaqa S/land Iyo xubno isaga jawaabey Laascanod & Buuhodle

0

Waxaa Gobollka cayn mudooyinkii danbe laga dareemay dhaq-dhaqaaq Siyaasadeed oo ay Fulinayaan Xubno u adeegaya maamulka Hargeisa, kuwaasi oo ku gabanaya Arimo caafimaad, Waxaana la sheegay in Xubno isaga jawaabay laascaanod iyo Buuhoodle ay dantooda Shaqsiyadeed ka hadleen hasayeeshee ayna jirin cid ay matali karaan.

Saraakiisha ciidamada ee gobolka Cayn ayaa bulshada gobolka Cayn uga digey in lagu khaldo dhaqdhaqaaqyo Siyaasadeed oo ay sheegeen in mudooyinkii danbe inay kasoo neefayeen dhanka maamulka Somaliland.