Daawo: waraysi kulul oo Cali Xaraare la yeeshay Dr: Cali ciise cabdi Iyo xaalada qalafsan ee R.wasaare Cumar C/rashiid Somaliland, Puntland Iyo KHAATUMO

0

Dr.Cali Ciise Cabdi oo kamid ah aqooyahanada Somaaliyeed sidookalena ah gudoomiyaha guud ee machadka HESPI ayaa  waraysi aad u dheer oo taariikhi ah ku bixiyay Madasha #60 ee golaha falanqaynta siyaasadda Somaliya.

Ugu horayn waxaa la hordhigay Su’aalo la xidhiidha xaalada qalafsan ee hortaala RW Cumar, Wasiiradii la  celiyey, Mustaqabka soomaaliya iyo Arimo badan oo xasasi Ah.

Waraysigani ayaa waxaa daadihinayay wariyaha rugcadaaga ah ee Cali Cabdi Xaraare oo hore uga soo shaqayn jiray idaacadaha caalamiga ah sida BBC iyo VOA.