Deg Deg:- Golaha Wasiirada Somaliya Oo Caawa Lagu Dhawaaqay.

0

Wararka Naga soo gaaraya Caawa Magaalada Muqdisho Gaar Ahaan Villa Somaliya Ayaa sheegaya in Lagu Dhawaaqay Golaha Wasiiradda Ee Cusub.

Wali Ma heyno Cadda Rasmiga Ah Walow Ay jiraan Wajiyo Cusub Oo Lag Dhawaaqay.

La soco wixii ku soo kordha Haduu alle idmo.