(Dhageyso) All-shabaab Oo Shacabka Buullo-Burde Ugu baaqay Iney Ka Baxaan iyo Dowladda Oo Ka Hadashay.

0

War Ka soo Baxay All-shabaab ayaa lagu sheegay in Shacabka Ku Dhaqan dagmadda Buulle-burde Ay isga Baxaan Deegaankaasi, Hadii Kalana Alshabaab ay ugu Hanjabeen iney Talaabbo Ka Qaaddi Doonaan.

Haweeney Joogta Buullo Burde Oo La Hadashay WarbaahintaWalow Ay diiday in magaceedda iyo Codkeedda La Adeegsado Sababbo Amni Owgood ” Ayeey Xaquujisay in Cabsi Farabad Ay Soo Wajacday Dadka Deegaankaasi.

Dhanka Kale Maamulka Dowladda Soomaliya Ee Dagmada Buulle-burde Ayaa Ugu Baaqay Shacabka Usheegay ineysan Ka Bixi Karin Magaaladda Qofkii Ka baxanna Maamulku Talaabbo Ka Qaaddi Doonno.

Lama Oggo Sidda Ay Noqon Doonto Xaaladdu, Ayaddo Dadka Buulle-burde Ay Xiligan Cabdi Weyn Soo Wajahday.

Hoos Ka Dhageyso Warbixinta Wariye Cismaan Aadan Careys Baladweyne Jogga.