(Dhageyso) Boobka, Dilka iyo Hanjabaadda loo geysto Soomaalida Koonfur Afrika oo sii kordhay

0

 

Magaalooyinka dalka  Koonfur Afrika waxa ka sii soconaya boobka loo gaysanayo goobaha  ganacsi ee Soomaalida ay  ku leeyihiin  dalka Koonfur Afrika

Boobkan ayaa loo gaystay, in ka  badan 40 dukaan oo ku yaala Magaalooyinka ku dhaw Dhaw Joohanisberg.

Dalka Koonfur Afrika ayaa  lagu soo waramayaa in uu wali ka taagan yahay   dilka iyo boobka lagu hayo Soomaalida  halkaasi ku sugan.

Halkan ka dhageyso: