(Dhageyso) Cabdirsaaq Cowl "Beesha Sadde Hadafkeeddi Wey Ku Guuleysatay' Shirka Dhusamarebna Waa Noo Muhiim"

0

Iyadoo Maanta Magaaladda Dhusamareeb Ee Xarunta Gobolka Galgaduud Uu Ka Furmay Shir Dib uheshisiin Oo Lagu Heshiisiinayo Bello Wadda Dagga Gobolka Galgaduud, Ayaa waxaa Warbaahinta Caalamiga Ah Ee ALL-GALGADUUD MEDIA Oga Waramay Gudoomiyaha Dagmada Cabudwaaq Cabdirsaaq Xasan Cowl.

Waxaa uu sheegay in Shirkaan uu Muhiim Uyahay Dhamaan beelaha wada dagga gobolada Dhaxe, Asagoo Sheegay in Ay Ka soo qeeb galeen Ergooyin Ka kala socday Dagmooyinka Cabudwaaq, Balanbal, Dhuusamareeb, Iyo Kuwa Kale islamarkaanna Arimo Badan maanta Laga wadda Hadlay.

Waxaa Uu Sheegay in waxgaradka iyo Cuqaasha Beesha Sade Ay Ku Guuleysteen Hadafkooddi Ahaa in Shir Dib Uheshiisiin loo Qabto Dadka Daga Goboladda Dhaxe ee Dalka Somaliya si Uu Hirgallo Maamulka Loo Doonayo in Loo sameeyo Gobolada Mudug iyo Galgaduud.

Hoos ka dhageyso wareysiga Waxaanna Wareysanaya Wariye Yuusuf Cabdi Shire Oo Xafiiska AGGM Ee Bosaso Jogga.