(Dhageyso) Dhise dekadeed ka socda deegaan ka mid ah gobalka Mudug iyo cidda wada

0

Masuuliyiinta wada dhisme dekadeed ka socota deegaaanka Faax ee gobalka Mudug ayaa ka warbixiyay halka ay marayso howsha dhismahaasi.

C/laahi Sheekh Axmed Cali oo ah mareeyaha dhismaha dekaddan ayaa sheegay inuu socdo dhismihii dekadda oo meel wanaagsan maraya.

Baahi loo qabo ayuu ku sifeeyay in dhismaha dekaddan ay keentay taasoo wax badan ka bedali karta nolosha dad badan oo ku nool dhulalka miyiga ah ee Mudug iyo Galgaduud.

Codka hoos ka dhageyso: