(Dhageyso) Isbaarooyinka Laga Qaaday Wadadooyin Kamid Ah Gobolka Mudug.

0

Dad waxgarad ah oo ku dhaqan gobolka Mudug ayaa ku guuleystey in ay qaadaan isbaarooyin yiiley wadada u dhaxaysa Galinsoor iyo Bandiiradley.

Odayaashan ayaa u sheegey in dhalinyaradii dhigatay isbaarada ay u tiiley ay ku qanciyeen in ay isbaarooyinka qaadaan , iyaga oo dadaal badan ku bixiyey sidii dhalinyarada looga dhaadhicin lahaa dhibaatada isbaarada ay leedahay.

Hoos Ka Dhageyso: