Dhageyso:- Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya Oo War Ka soo Saray Wasiiradda Cusub.

0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maamulka Koonfur Galbeed Ee Somaliya Xasan Cabdi Maxamed Ayaa Soo Dhaweeyay Xumnaha Golaha Wasiiradda Somaliya Kaas Oo Xalay Uu Ku Dhawaaqay Reysulwasaare Cumar Cabdirshiid.

Waxaa Uu Ugu Baaqay Golaha Baarlamanka Soomaaliya Iney Ansixiyaan Golahaan Cusub Ee Wasiiradda.

Ugu Danbeyn Ayuu Ka warbixiyay Heshiis Lagu Soo gaba Gabeeyay Dagmada Afgooye Ee Gobolka Shabeelaha Hoose Kaas Oo Lagu Dhex dhexaadinayay Labo beel Oo Wada Dagga Geenkaas, Asagoo Sheegay in Xal Buuxa Laga Gaaray Dagallo Dhawaan ka Dhacay Halkaasi.

Hoos Ka Dhageyso Wareysi Wasiirka: