(Dhageyso) Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo Maanta Ku Wajahan Baydhabo.

0
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Dalka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Adan ayaa Maanta ku wajahan Magaaladda Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.
Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Adan ayaa Ku sugnaa Beryahan Degmadda Afgooye ee Gobolka Shabeeladda Hoose.
Waxa uu Shir dib u heeshiisiin ah uu uga qeybgalay Afgooye waxana Maanta uu tagi doonaa Magaaladda Baydhabo.
Ammaanka Magaaladda Baydhabo aad ayaa loo adkeeyay Maanta.
Hoos Ka Dhageyso Warbixin: