(Dhageyso) Qorshaha Shirka Midnimo 2 Oo Meel Xasaasi Ah Maraya +Wareysi.

0

Gudoomiyaha Guddiga Shirka Midnimo 2 Ee Garbahaarey Sh. Cabdikariin Sh. Ibraahim Oo La Hadlay ALL-GALGADUUD MEDIA, Ayaa sheegay in Meel wanaagsan uu marayo Qorshaha shirka midnimo 2 Ee Ay Beesha Sade Kaga Tashanayso Ayahoodda.

Waxaa Uu Sheegay in Shirka Waxbaaha ugu muhiimsan ee looga hadlayo ay kamid Yihiin Xasuuqa Ka soconaya Magaalada Kismaayo Ee Ay Wadaan ciidamada Axmed Madoobe.

Ugu danbeyn ayuu Ugu baaqay Jaaliyadda Beesha Sadde Meel kasta Oo Ay Joogaan in lagala Qeyb Qaato DHaqaalaha Shirkaasi Uu Ku Qabsoomayo.

Hoos ka dhageyso Wareysi Sh Cabdikariin Sh Ibraahim ,Waxaanna Wareystay Wariyaheenna Yuusuf Cabdi shire.