(Dhageyso) Wasiiradda Cusub Oo Baarlamanka La Horgenayo Saaka.

0

Baarlamanka Somaliya Ayaa la filayaa maanta iney kulan ku yeeshaan Xarunta Golaha Shacabka Ee Magaaladda Muqdisho Ayagoo Ka Doodi Donna Cod Uqaadista Xukuumadda Cusub Ee Uu DHawaan Soo Magacaabay Reysulwasaare Cumar Cabdirshiid.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa Oo Kamid Ah Xildhibaanadda Baarlamanka Somaliya Ayaa AGGM Uxaqiijiyay In Maanta Reysulwasaaruhu Uu Codka Kalsoonidda Weydiisan Doonno Baarlamanka Si Xukuumadiisu Umeel Marto.

Hoolka Baarlamanka Ayaa hadda Waxaa Ku Sii Qul Qulaya Xildhibaanadda baarlamanka, Waxaanna Hadal Heynta Ugu Badan Ee Ka Jidha Muqdisho iyo Goboladda Dalkaba Ay Tahay Saaka Ansixinta Wasiiraddan Cusub.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Xildhibanka.