(Dhageyso) Xasan Sheekh ''Waa suurtagal in wasiiradii hore ay ka soo dhex muuqdaan xukuumadda cusub''

0

Madaxwaynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in  suurta gal  ay tahay  in Xubnihii ka mid ka ahaa Golihii Wasaradii Hore ay ka soo dhax muuqdaan Golaha Wasiirada ee laga sugayo in uu  soo dhiso Ra’iisulwasaare Cumar Cabdirashiid.

Madaxwayne Xasan ayaa sheegay in xubnaha dib u soo laabta looga baahan yahay in ay  dar dar galiyaan  howsha markaasi hortaala , halka kuwo aan ka soo  dhax muuqan ay markale dib ay  u soo laaban doonaan.

Golaha Wasiirada ee la soo dhisi doono ayuu sheegay Madaxwayne Xasan  in ay yihiin kuwo ay ku qanci doonaan Bulshada Soomaaliyeed.

Halkan ka dhageyso: