(Dhageyso) Xildhibaan Dhuubow ''Ciidanka si xun ayay ula dhaqmeen dadweynaha''

0

Guddiga gaadiidka Baarlamaanka Soomalaiya ayaa ugu baaqay hay’adaha amaanka in si ka duwan sidii dhacay maalmihii la soo dhaafay ay amaanka u sugaan.

Xildhibaan Cusmaan Aadan Dhuubow ayaa sheegay in ay ka xumaadeen caqabaadaha Dadka rayidka ah la kulmaan xilli ay ciidamada ay xireen waddooyinka muhiimka ah ee Muqdisho.

Xildhibaanka ayaa sheegay in amaanka la adkeeyaa aytahay muhiim laakiin loo bahaanyahay saacado kooban oo howsha socoto lakaiin aan loo baahnayn maalmo sidaasina aytahay waxa baarlamaanka ka careeysiisay.

Wuxuu mudane Dhoobow sheegay in dowladda si xun ay ula dhaqanto dadweynaha.

Halkan ka dhageyso: