Dhageyso:Admiral Faarax Qare oo ka hadlay ahmiyadda booqashadii Madaxweynaha Turkiga

0

Taliyihii hore ee Ciidamada badda Soomaaliya Admiral faarax Qare ayaa horumar dhinaca Amnig iyo Siyaasadda ah ku tilmaamay Booqashada la filayo in Dalka uu ku yimaado Madaxweynaha Dowladda Turkiga.

Admiraal Faarax Axmed Cumar (Faarax-Qarre) ayaa sheegay in turkigu uu yahay saaxibka ugu dhaw Dowladaha caalamka , waxa uuna imaatinkiisa admiraalku ku micneeyay garab istaagidda dadka somaaliyeed.

2011, oo ahayd xili macluul iyo abaar dalku ay ka jireen , oo aanay sahlanayn masuul heer sarre ah in dalkan uu yimaado ayuu yimid Madaxwayne Erdogan oo xilgaas ahaa raysul wasaare , taaso horsed u noqotay wufuud caalami ah.

Halkan ka dhageyso: