Dhageyso:Colaad hor leh oo ka dhex billaabatay Puntland iyo Somaliland kadib markabkii hubka…

0

Maamulka Puntland ayaa walac ka muujiyey Markab hub siday oo dhowaan ku xidhay dekedda Berbera waxayna beesha Caalamka ugu baqen in Il gaar ah ay ku eegan.

Wasiirka amniga Puntland Xasan Cismaan Aloore oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa eedaymo kala duwan u soo jeediyey Somaliland.

Dhinaca kale Xukuumadda Somaliland ayaa iska fogaysay eedahaas iyaga oo sheegay in xukuumadda Somaliland ay baadhis ku waddo hubka markabkaas saaran hase ahaatee aanu ahayn mid iyaga u socda, waxayna jawaab ka bixiyeen eedaha ka yimi Masuuliyiinta Puntland.

Wasiir ku Xigeenka Amniga ee Somaliland Cali Maxamed Cilmi ayaa u waramay Ismaaciil Xuseen Farjar.

Halkan ka dhageyso: