Dhageyso:Duqa Muqdisho Jeneraal Muungaab ayaa maanta hadal ay ku farxeen dad badan ka sheegay Muqdisho ….

0

Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in shaqaalaha nadaafadda ee gobolka banaadir ka howlgala ay dhawaan helidoonaan mushaaraadkii ay xaqa u lahaayeen.

Gudoomiyaha gobolka banaadir Xasan Xuseen Muungaab ayaa warkan ka sheegay taaladda daljirka taah soon ee degmadda Boondheere halkaas oo shaqaale aad u farabadan oo dhanka nadaafadda ah ay isugu yimaadeen.

“Waxaan rabnaa in dadka oo dhan ay Nadaafadda ka shaqeeyaan marka waa la idin billaabayaa mushaaraadka ay xaqa u leeyihiin” ayuu yiri Guddoomiye Muungaab.

Waxa uu tilmaamay in loo baahan yahay in nadaafadda ay tahay mid ay siinayaan ahmiyad maamulka gobalka si caasimadda ay u ifto.

Qeybta hoose ka dhageyso: