Dhageyso:Hanti dhowrka guud ee Qaranka oo soo dhoweeyay sharcigii la ansixiyay

0

 

Hantida dhowraha guud ee qaranka ayaa soo dhoweeyay sharcigii ay shalay ansixiyeen baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo muddo dalka aan ka jirin.

DR. Nuur Faarax oo ah hanti dhowrka guud ee qaranka ayaa mudanayaasha baarlamaanka kaga mahadceliyay sida qiimaha badan oo ay u anisixiyeen golaha baarlamaanka.

“Mudanayaal iyo Marwooyin waan idin kaga mahad naqayaa sida wanaagsan ee aad u ansixiseen sharcigan oo muddo aan sugaynay waadna mahadsan tihiin” ayuu yiri hanti dhowrka.

baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay ansixiyay hindise sharciyeedka Hanti dhowrka qaranka Soomaaliyeed.

Halkan ka dhageyso: