Dhageyso:Madaxweynaha J.F.S oo ka hadlay booqashadii Erdogan iyo dhismaha Xukuumadda.

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa uga mahadceliyay shacabka reer Muqdisho dulqaadkii ay muujiyeen waqtigii lagu guda jiray soo dhaweynta Madaxweynaha dowladda Turkiga, isagoo dhinaca kale ka hadlay dhismaha Xukuumadda Cusub ee dhawaan la filayo in uu ku dhawaaqo Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashid Cali Sharmaarke.

 

 

 

 

Halkan Hoose Ka Dhageyso