Dhageyso:Reer Hiiraan oo taageeray xukuumadda CCC iyo wasiirada ay ka heleen?

0

Banaanbax lagu taageerayo Xukuumada Cusub ee Soomaaliya ayaa Maanta ka dhacay Dagmada Buulo-buurte ee Gobolka Hiiraan,

Dadka dibadbaxa ka qeyb galay ayaa ku dhawaaqayay erayo ay ku muujinayaan Taageerada ay u hayaan Xukuumadda Cusub oo laga filayo wax qabad muuqda oo dadku ay ku diirsadaan,

Afhayeenka Odayaasha dagmada Buulo-burte Nabadoon Cali Axmed oo hadal ka jeedoyay goobta ayaa Ra’iisul Wasaaraha ka codsaday in Xukuumadu ay ka shaqeyso rabitaanka shacabka isla markaasina dib loo furo wadooyinka soo gala dagmada Buulo-burte oo u xiray Xarakada Al shabaab

Halka hoose ka dhageyso cod