Dhageyso:Wararkii ugu dambeeyay ee maamul u sameynta gobalada dhexe ee Deg. Cadaado

0

Xubno ka mid ah Gudiga Farsamada Maamul u sameynta Gobolada Mudug iyo Galgaduud oo maanta Gaaray Cadaado ayaa kulan la yeeshay qaar ka mid ah Ergooyinkii gaaray halkaasi.

Afhayeenka Maamulkaasi Careys Cismaan Xaaji ayaa sheegay in Maamulku uu maanta saoo dhaweeyay Wufuudaasi kala duwan oo ay ku jiraan xubno ka mid ah Gudigii farsamada kuwaasi oo kulan maanta kaga qeyb galay agaalada Cadaadoee Xarunta Maamulkaasi,

Waxa uu sidoo kale sheegay in kulankaasi looga hadlay Kaalinta kaga aadan Gudiga farsamada ee Maamul u sameynta Gobolada dhexe sidii loo heli lahaa door muuqdaoo ay Odayaasha dhaqanka Gobolada dhexe ka qaataan in is faham uu ku dhamaado shirkaasi waxaana uu faah faahin Guud ka bixiyay Qodobadii laga hadlay

Halka hoose ka dhageyso cod