Dhageyso:Wasiirka dib u heshiisiinta maamulka KG oo ka hadlay shirka H/gedir iyo Biyomaal

0

Wasiir Maamulka Koonfur Galbeed Dalka u qaabilsan Arimaha Dib u Heshiisiinta ayaa sheegay  in xal waara ay ka gaari doonaan is qab qabsiga sanadaha badan ka taagan Gobolka Sh.Hoose

Cabduqaadir Maxamed Nuur oo Maamulka Koonfur  Galbeed u qaabilsan Dib u heshiisiinta ayaa sheegay in hada Degmada Afgooye ay kula kulmeen Odayaal  ka soo  kala jeeda  Beelaha ku dagalamay Gobolkaasi.

Waxa uu ugu baaqay dhamaan waxgaradka  Gobolka Sh.Hoose  in ay ka qayb  galaan  gogosha Nabadeed ee Mamulka Koonfur  Galbeed dhigay Degmada Afgooye

Halkan ka dhageyso: