(Dhageyso)Wasiirka warfaafinta Khaatuma oo ka hadlay warar been abuur ah oo laga faafiyay

0

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Maamuka Khaatumo State Axmed Maxamed Xasan Gacma Yare ayaa Si Kulul  uga HadlayWarar Been abuur ah oo laga Faafiyey kuwaa oo la sheegay inuu ku Cayey Dad Soomaliyeed oo aan Wax Danbi ah ka Galin Shacabka Reer Khaatumo.

Ugu Danbayntii Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Maamuka Khaatumo State Axmed Maxamed Xasan Gacma Yare ayaa ugu Baaqay Dadka Website-yada leh in ay u Dhiibtaan  Website-yadooda dad Cilmi iyo aqoon u leh bahda Saxaafada.

Halkan ka dhageyso: