(Dhageyso)Xildhibaan Gaarane oo sheegay inaysan cod heli doonin wasiirada cusub

0

Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya, ayaa sheegay in Wasiirada uu soo Magacabay Ra’iiuslwasare Cumar Cabdirashiid aysan heli doonin kalsoonida Barlamaanka Soomaaliya

Xildhibaan Cabdinaasir Gaarane ayaa sheegay, in xubnahan ay yihiin sida uu warka u dhigay kuwo shaqsiyaad  gaar ah soo xulay oo ujeedooyin gaar ah xambaarsan,

Xildhibaanka ayaa tilmaamay in Baarlamaanka Soomaaliya ay Mas’uuliyad ka saran tahay dhowrista shuruucda Baarlamaanka iyo wax ka qabashada wax weliba oo aan sharci ahayn isaga oo xusay in Xukuumadan aysan xiligan heli Karin kalsoonida baarlamaanka Soomaaliya.

Halkan ka dhageyso: