Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Xasan Maxamad Yasiin.

0

Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa caawa oo ay taariikhdu tahay 25/01/2015 ku geriiyooday Magaalada Hargeysa Allaha u Naxariistee Marxuum Xasan Maxamad Yasiin.

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Xasan Maxamad Yasiin, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Xasan Maxamad Yasiin iyo Reer Maxamuud Jamac (Rodool ) , gaar ahaana Eedo Rooda Maxamuud Jamac (Ina Rodool ), waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Xasan Maxamad Yasiin, waxaan kale oo aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Xasan Maxamad Yasiin janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

Sidoo Kale Waxaan Dhambaal Tacsiyeed Oo Kaa Lamid Ah U Diraynaa:

Ahmed Ismail Maxamad
Khalid Ahmed Ismail
Ismail Ahmed Ismail
Sade Ahmed Ismail
Maxamad Ahmed Ismail
Dalmar Ahmed Ismail
Warsan Ahmed Ismail
Warda Ahmed Ismail
Abdi Fatax Ahmed Ismail
Najma ahmed Ismail

 

tacsiii