Maamulka Garoonka Aadan Cadde oo ka warbixiyay qaabka uu u shaqeyn doono Terminalka Garoonka

0

Maamulka garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde ayaa faa faahin ka bixiyay  qaabka uu u shqayndoono terminalka casriga ah  iyo la soo wareegidda maamulista  hawada Soomalaiya.

Kusimaha maareeyaha Garoonka  Aadan Cadde  Maxmauud Faarax Cigaal ayaa  sheegay  in  terminalkan uu yahay mid casri ah meeshana ka saaraya xanibaadii faraha abdnayd ee lagu qabay kii hore.

Mr Cigaal ayaa sidoo kale sheegay in terminaalkan uu la midyahay kuwa caalamiga ah  oo ay hadad ka horeeyaan Dowaldaha dariska ah .

Maxamuud Cigaal ayaa sheegay  in ay hadda hawada  Soomaaliya ay  gacanta ugu jirto Somaliya UN=kana  ay ka caawiyaan dhanka farsamada oo kaliya