(Sawiro) Banaanbax Looga Soo Horjeedo Sawir Gacmeedyadii Lagu Aflagaadeeyey Nabigeena Muxamad NNKH Oo Bosaso ka dhacay.

0

Kumanaan iyo kumaaan Bulshada ku dhaqan Magaaladatani Boosaaso ayaa Galabimadii Jumcada Isugusoobaxay garoonka Kubada Cagta Ee Boosaaso,

Banaanbaxan ayaa ka dhan ahaa Aflagaadada suubanaha nebi muxamed NNKH uu Ugeystay Wargeyska Jaarli Hebdo Ee Kasoo Baxa Dalkaasi Faransiiska,

Qaarkamid ah Masuuliyiinta Puntland. Culima Awdiin. Dhalinayaro Haween iyo Dhamaan Bulshada Qeybaheeda Kala Duwan ayaa Ku Sugnaa Madasha Lagu Weynaynayey Nebi Muxamed NNKHA Kuwaasi Dhamaantood Ku Dhawaaqayey Erayo Ka Dhan ah Wargeyska Jaarli Hebdo Ee Kasoo Baxa Dalkaasi Faransiiska Waxayna Dhamaan Bulshada Madasha Ka Hadashay Hoosta Ka Xariiqeen In Loobaahanyahay In Laweyneeyo Sunada Suubanaha NNKH.

Sikastaba Banaanbaxyadan Noocan ah ee Looga Soo Horka Jeedo Aflagaadada Suubanaha Nebi Muxamed NNKHA AYAA Hore uga qabsoomay qaarka mid ah Magaalooyinka Dalka Somalia
mana aha markii ugu horeysay ee Banaanbax Noocan ah uu kadhoco magaaladatani Boosaaso Sanadii 2006kii AYAA BanaanBax noocan ah Boosaaso Ka Dhacay.

Hoos Ka dhaawo Sawirada Banaanbaxan.

Sawir Qadde:— Yuusuf Cabdi SHire…Boosaso.

IMG_8330 IMG_8331 IMG_8335 IMG_8341 IMG_8342 IMG_8345 IMG_8347 IMG_8355 IMG_8357 IMG_8358 IMG_8368 IMG_8370 IMG_8372 IMG_8374 IMG_8379 IMG_8381 IMG_8384 IMG_8385 IMG_8387 IMG_8388 IMG_8398 IMG_8400 IMG_8401 IMG_8402 IMG_8417  IMG_8420 IMG_8433 IMG_8434 IMG_8435 IMG_8445 IMG_8446 IMG_8449 IMG_8465 IMG_8466 IMG_8470 IMG_8477 IMG_8487 IMG_8489 IMG_8491 IMG_8499