Sawirro:- Golaha Wasiiradda Puntland oo meel mariyey siyaasada Naafada Puntland.

0

Shirka Golaha wasiirada dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey madaxweynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay arrimo ay kamid ahaayeen xaalada Amaanka, Ansixinta siyaasada Naafada, Barnaamijka Hiigsiga Cusub ee New Deal iyo kastamka u dhaxeeya Puntland iyo Ethopia.

WARSAXAAFADEED 1

 

WARSAXAAFADEED 2

 

Hoos Ka Daawo sawirdda Kulanka:

IMG_2520 IMG_2523 IMG_2540 IMG_2541