(Sawirro) Shacabka Boosaso Oo Ka Banaanbaxay, Wargeyska Faransiiska Ah Ee Aflagaadeeyay Nabigena NNKH.

0

Garonka kubada cagta ee magalada Bosaso ayaa manta waxaa iskugu soo baxay dad ka soo herjeda aflagadadii ay galadu kula kaceen nabigena subanaa NNKH.

Dadkan isku soo baxay ayaa ku dhawaqayay erayo ay ku tagerayaan nabigena muxamad NNNKH waxayna wateen borar ay nabigena ku wayne nayaan.

Culimadii ka soo qayb gashay banan baxa galada lagu tusayo inay rasulkena nnkh inay waxna ka qadi Karin ayaa goobta ka soo jediyay khudbado mujinaya sareenta diinta islamka subananka nabigena nnkh iyagona u shegay in galadu ay waxna yeli Karin subananka nnkh

Magalada bosaso ee xarunta gobolka bari ayaa waxa lagu tilmama magaloyinka ugu dadka badan deganada puntland ayaa gobti lagu mujinayay aflagadadi lo gaystay nabigena maxamed nnkh waxaa ka dhex muqday dad tiro yar oo ana u dhigmin dadka ku nol magalada bosaso waxana in tasi dhered in munasabada oo sacado socotay in ay ka soo qayb galin masuliyiinta dowlada puntland ee joga magaladan Bosaso .

Laakiin culimadii iyo dadki iskugu soo baxay ayaa waxay isla qateen in malinta jimcaha galinka danbe garonka gubadada cagta lays kugu soo baxo si lo wayneyo jecelka lo qabo subanaha nabigena muxamed NNKH.

Yuusuf Cabdi shire

Boosaso, Bari ,Puntland.

Hoos Ka Arag Sawiradda:

640x360xBannaanbax-3.png.pagespeed.ic.bDeLDJ9_2W 640x360xBannaanbax-4.png.pagespeed.ic.SK6axecl0f 640x360xBannaanbax-6.png.pagespeed.ic.vmNGb_vyTg 640x360xBannaanbax-7.png.pagespeed.ic.9cPmBaGX8n 640x360xBannaanbax-9.png.pagespeed.ic.9GK-85pf3h 640x360xBannaanbax-12.png.pagespeed.ic.sayrC_Gf4m 640x360xBannaanbax-14.png.pagespeed.ic.u7_53YRuja 640x360xBannaanbax-16.png.pagespeed.ic.MlM9SrNZIA 640x360xBannaanbax-18.png.pagespeed.ic.NSpmngiBK_ 640x360xBannaanbax-20.png.pagespeed.ic.-hL8wjeuZX 640x360xBannaanbax-21.png.pagespeed.ic.BVuNDjwsVe 640x360xBannaanbax-25.png.pagespeed.ic.DbMKzIrxaO