TOP: Qabiilada ay ka soo jeedaan wasiirada xukuumadda RW Sharmaarke ee xalay lagu dhawaaqay

0

Warbaahinta Allgalgaduud waxay idin soo gudbinaysaa Magacyada Wasiirrada uu magacaabay Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid iyo qabiilada ay u kala dhasheen.

Halkaan hoose ka akhriso dhammaantood:

  1. Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen ahna Wasiirka Shaqada, Dhalinyarada & Sportiga ,waa  Isaaq ,Habar Awal,Sacad Muuse ,Nuux Ismaaciil,Reer Gadiid.
  2. Axmed Xasan Gaboobe Wasaaradda Cadaaladda & Arrimaha Diinta ,Waa Dir,Biyo Maal,Gaadsan.
  3. Cabdiraxman Maxamed Xuseen Odowaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka . Waa Hawiye,Habargidir,Saleebaan.
  4. Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeti” Wasaaradda Maaliyadda ,Waa Raxanweyn,DISOOW..
  5. Cabdulqaadir Sh. Cali Diini Wasaaradda Gaashaandhigga , Waa Daarood,Mareexaan.
  6. Cabdisalaan Hadliye Cumar Wasaaradda Arrimaha Dibadda ,Waa Dir ,Gadabuursi, Makaahiil.
  7. Khadra Bashiir Cali Wasaaradda Waxbarashada ,Waa Daarood,Leelkase.
  8. Fahad Yaasiin Xaji Dahir Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda ,Hawiye,Reer Aw Xasan, Reer Aw Mahdi.
  9. Cabdiraxman Yusuf Cali Caynte Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga , Waa Hawiye,Murusade.
  10. Nuur Faarax Xirsi Wasaaradda Dastuurka ,Waa Isaaq ,Habaryoonis.
  11. Guuled Xuseen Qaasim Wasaaradda Warfaafinta & Isgaarsiinta ,Waa Daarood ,Ogaadeen,Maxamed Subeer,Reer Isaaq.
  12. Cali Axmed Jaamac “Jangali” Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada , Waa Daarood,Dhulbahante.
  13. Siciid Xuseen Ciid Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa ,Waa Meheeri,Carab Saalax.
  14. Cali Xasan Cusmaan Wasaaradda Beeraha ,Waa Raxanweyn.
  15. Xasan Axmed Muudeey Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha,Waa Jareerweyne,Shiidle,
  16. Saalax Sh. Cusmaan Muuse Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska ,Waa Digil,Gelledi.
  17. Sahra Maxamed Cali Samatar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha Waa Tumaal.
  18. Maxamed Mukhtaar Ibrahim Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda ,Waa Hawiye,Gaaljecel.
  19. Cabdirisaaq Cumar Maxamed Wasaaradda Batroolka, Biyaha & Kheyraadka Dabiiciga , Waa Hawiye ,Xawaadle.
  20. Xaawo Xasan Maxamed Wasaaradda Caafimaadka, Waa Raxanweyn,Hadamo.