Deg Deg:- Gudoomiyaha Gobolka Bari Oo Caawa La Weeraray.

0

Bari

Wararka Caawa laga Helayo magaaladda Boosaso ee xarunta Gobolka Bari Ayaa Sheegaya in La Wareeray Gaari Uu Watay Gudoomiyaha Gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Galan Kas uu marayay gudaha magaaladda Boosaso.

Lama Oga Cidda weerartay Waxaanna Rasaas ay ku fureen Dableydii weerarka qaaday Gaarigi Gudomiyaha iyagoo Kadibna Ku Tuuray Bambo gacmeed ,

La soco Faah Faahinta Insha alaah.