(Dhagayso) Salaad Cali Jeele oo xog dheeri ah ka bixiyay qaraxii Muqdisho+Wareysi Dheer.

0

Siyaasiga Salaad Cali Jeel, oo kamid ahaa dadkii waxyeelada kasoo gaartay qaraxyadii Hotel Central, ayaa wareysi gaar ah uu siiyay Idaacada VOA, ayaa waxa u Xog dheeri ah ka bixiyay qaabkii uu u dhacay weerarka, iyo aqoontii uu u lahaay Gabadhii isku qarxisay Hotelka ee “Luul Ahmed”.

Jeele, wuxuu sheegay in haweenaydaasi ay kaftami la jiray haweenaydaasi isku qarxisay hotelka Central ee magaalada Muqdisho.

Sidoo kale wuxu ka sheekeeyay waxyaabaha ay ka qaban jirtay hotelka, iyo tuhunkii ugu horeeyay ee abid galay tan iyo inta uu degenaa hotelka.

Halkaan ka dhageyso: