(Dhageyo) AMISOM oo Sii Joogitankodda Somaliya waqtiga loogu kordhiyay.

0

Ciidamada AMSIOM ayaa Sanad dheeri ah loogu kordhiyay waqtigooda joogitaanka Soomaaliya kadib markii Golaha Amnaanka ay fadhi ka yeesheen howllgalka AMISOM e Soomaaliya.

Xoghayaha Golaha Difaaca Kenya Raychell Omamo ayaa sheegtay in tani gacan ka geysan doonto in Ciidamada AMISOM gaar ahaa Kenya ay balaariyaan howllgalkooda Soomaaliya.

“waxaan Soomaaliya ka caawin doonaa arrimo badan kaliya ma aha Dagaalka Al Shabaab kaalmadeena” ayey tiri dowladda Kenya.

Dhageyso faahfaahinta.