(Dhageyso) Aqoonyahan Yahye Ali Ibrahim ''Waa nasiib darro muranka siyaasadeed ee DF''

0

Aqoonyahan Yaxye Cali Ibraahim ayaa Nasiib Daro ku tilmaamay Muranka Siyaasadeed ee Hareeyay Hogaanka Dowladda,

Hormuudka Jaamacadda SIU Mudane Yaxye Cali Ibraahim ayaa shegay in Hey’adaha Dowladda ku dhaliilay inaysan dhowrin Waqtiga Dowladda uga haray Sanada 2016-ka oo la filayo in la qabto doorashooyin xor ah,

Waxa uu intaasi raaciyay inuu soo dhaweynayo Go’aanka Baarlamaanku ku Ogolaadeen in Ra’iisl Wassraha la siiyo Mudada 10-ka Cisho ah oo uu dalbaday,

Brof-Yaxye ayaa ku baaqaqy in Xildhibaanadu aysan hor istaagin Xukuumadda Cisib ee Dalka si loo dar dar geliyo howlaha Dowladda horyaala

Halka hoose ka dhageyso codka