(Dhageyso) Barakacayaasha Guriceel oo Nolol xumo ka cabanaya.

0

Dadkii ka barakacay Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa ka cabanayo Xaalado nolol xumo oo ku heysata Deegaanadii ay u barakaceen ee Gobolka Mudug.

Qaar ka mid ah Dadkaasi oo ay u badan Hooyooyin ayaa sheegay in ay ku tiirsanaayeen xoogooda balse aysan hada heysan meel ay baad iyo biyo ka helaan.

Wali waxaa muuqata in aan xal laga gaarin Dagaalka, inkastoo ay socdaal dadaalo Nabadeed.

Halkaan Ka Dhageyso Codka: