(Dhageyso) Beelaha Mareexaan iyo Ceyr oo shir uga furmay magaalada Dhuusamareeb

0

Masuuliyiinta ka qeyb galaysa shirka dib u heshiisiinta Dhuusamareeb ayaa sheegay in wax badan uu ka bedali karo xaaladda gobalada Mudug iyo Galgaduud.

Guddoomiyaha degmada Balanbal Hareeri Xasan Barre ayaa sheegay in shirkani uu yahay mid lagu heshiisiinayo beelaha dega gobalada Mudug iyo Galgaduud oo la doonayo in loo dhiso maamul gobaleed.

Hareeri ayaa sheegay markii la heshiisiiyo beelaha in la isugu imaanayo maamul u sameynta oo hadda ka socota degmada Cadaado.

Guddoomiye Hareeri ayaa sheegay in gobalka Galgaduud iyo Mudug la heshiisiinayo beelaha wada dega.

Halkan ka dhageyso wareysi