(Dhageyso) Biyo La'aan Laga Soo Sheegayo Shabeelaha Hoose.

0

Wararka ka imaanaya degaanka Leego ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Biyo la’aan Xoogan ay ka jirto islamarkaana Dadka iyo Duunyadaba ay saameyn ku yeelatay.

Gudoomiyaha Degaanka Leego  Abuukar Cabdulaahi ayaa sheegay in Fuustadii Biyaha ah  Degaankaasi ay gaartay 200 {Labo Boqol oo Kun } oo Shilinka Soomaaligaa.

Gudoomiyaha ayaa ugu baaqay Maamulka Koofur Galbeed iyo hay’addaha Samafalka ee Gobolka ku sugan in ay ka qeyb qaataan Sidii Biyo loogu Dhaamin lahaa Dadka Shacabkaa ee Degaanka loogo ku dhibaateysan.

Halkaan Hoose ka dhageyso: