(Dhageyso) Gudoomiyaha baarlamaanka oo ka hadlay fadhigii loogu codeeyay RW Cumar

0

Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku saabsan xaaladda dalka.

Wuxuu sheegay isagoo ka hadlayay xarunta golaha shacabka inay baarlamaanka dhowraan sharciga oo ay sumadda xildhibaanimo ilaaliyaan.

Wuxuu ku dhawaaqayay natiijada codka loogu codeeyay waqti kordhinta xukuumadda ee Raysal wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid.

Waxaa uu sidoo kale soo hadal qaaday in codeyn la qaaday ay sidaa ku dhacday.

Halkan ka dhageyso: