Dhageyso: Michele Cervone d’urso "Ciidamo Ayaa Naga Jooga Soomaaliya Iyo Khilaafka Madaxda Soomaaliya"…

0

Safiirka midowga Yurub u qaabilsan arimaha Soomaaliya Michele Cervone d’urso, oo wareysi gaar ah siiyay BBC qeybteeda afka Soomaaliga, ayaa waxa uu ka hadlay Siyaasada Soomaaliya guud ahaan, sidoo kale waxa uu ka hadlay in ciidamo 150 askari gaaraya ay Somalia kajoogaan midowga yurub.

 

 

 

 

 

Halkan Hoose Ka Dhageyso