(Dhageyso) Siyaasi Isxaaq Oo Sheegay in Baarlamanka Ay Diidanyihiin Danta Umadda.

0

Siyaasiga Maxamed C/laahi Isxaaq Oo Kamid Ah Siyaasiyiinta Somaliyeed Kuwooda Ku Sugan Magaaladda Muqdisho Oo La Hadlayay Warbaahinta All-Galgaduud Media, Ayaa Sheegay in Baarlamanka Somaliya Ay Caqabad Ku Yihiin Xukuumadda Cusub Ee Somaliya Ayna Doonayaan iney iska Dhex Arkaan Sida Uu Sheegay.

Siyaasigan Ayaa Sheegay In Reysulwasaare Cumar Cabdirshiid Ay Xildhibaanada Ka Doonayaan In Lagu Soo Darro Xukuumadda Islamarkaanna Aysan Ansixin Donin Hadii Aaan Lagu Soo Darin Qaar Kamid Ah Iyaga,

Hadalka Siyaasiga Ayaa ku soo aadaya ayadoo magaaladda Muqdisho Gaar Ahaan Xarunta madaxtooyadda Uu Ka Jirin Muran Siyaasadeed Oo Xoogan.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Siyaasiga Waxanna Wareystay Wariye Yuusuf Cabdi shire.