(Dhageyso) tababar loo soo xiray Booliska Qansaxdheere.

0

Cutubyo ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa tababar loogu soo xiray Degmada Qansaxdheere ee Gobolka Bay sida uu sheegayo Wariyaha Baydhabo.

Tababarka Ciidamadaan ayaa wax badan ka tari doono Amaanka Magaalada Qansaxdheere.

Degmada waxaa gacanta ku haya dowladda balse waxaa wali nawaaxigeeda ku sugan Al Shabaab.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudomiyaha Qansax Dheere: