(Dhageyso) Wafti Ka Socda Midoowga Afrika oo Kormeerey Isbitaalka Baydhabo.

0

Wafti heersare ah oo ka socda Midoowga Afrika oo ay hogaamineyso haweeneyda ah ku xigeenka ergeyga Midoowga Afrika ee Soomaalida Ladia Wayonto oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ayaa kulamo la yeeshey mas’uuliyiinta Koonfur Galbeed.

Waxa markii dambe waftiga ay kormeereen isbitaalka weyn ee Baydhabo halkaasi oo ay ka jirto baahi dawo iyo gargaar caafimaad, waxayna waftiga uruursadeen macluumaad la xiriira baahiyaha jira.

Hoos Ka Dhageyso Codkoodda: