(Dhageyso) Xaflad Baroordiiq Ah Oo Xalay Loo sameeyay G. kuxigenkii Hore Ee G.banaadir Caano Geel.

0

Gudomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab Ayaa Xalay Ka Qeybgalay Xaflad Loogu Baroordiiqayay Gudomiye Ku Xigenkii Gobolka Banaadir Caano Geel Oo Jimcihii Hore Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Hotelka Centeral Ee Magaaladda Muqdisho.

Gudomiyaha Ayaa Xusay iney Kafaala Qaadaya Dhaqaalaha Lagu Korinayo Caruurtii Uu Ka Tagay Caano Geel, Waxaanna Uu Sheegay in Ay Dowladda Hoose Ka Go’antahay Kaafala Qaadidda Maaliyadda Cruurta, Maadama Markii Uu Dhintay Isagoo Ushaqeynaya Dowladda Hoose.

Hoos ka dhageyso codkiisa.