(Dhageyso) Xildhibaanada Koofur Galbeed oo lasoo xulayo.

0

Kulan looga hadlayay soo xulista Xildhibaanada Maamulka Koofur Galbeed ayaa waxaa Magaalada Baydhabo ku qaatay Odayaasha Dhaqanka iyo Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Malaaq Deeroow oo ka mid ah Odayaasha ayaa sheegay in hada la guda galayo xulista Barlamanka Maamulka taasi oo uu sheegay in ay isla garteen Madaxweynaha in la dadajiyo.

Masuuliyiinta Maamulka Ayaa sheegay Iney Wadaan Qorshihii Ugu Danbeeyay Ee Ay Ku Soo Xulayaan Xumnaha Matalaya Baarlamanka Maamulka Koonfur Galbeed.

Halkaan Ka Dhageyso: