Dhageyso:Guddoomiye Siidii ''Alshabaab dad shacab ah ayay ku xirxireen Tooratoorey''

0

Xarakada Alshabaab ee kusugan deegaanka Toorayoorow ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa xirxiray dad shacab ah oo ay aamin sanyihiin inay wax ka ogaayeen weeraro duqayn ah oo diyaaradaha bilaa duuliyaha ah ee maraykanku ka fuliyeen gobolkaasi.

Cabdulqaadir Maxamed Nuur “Siidi” gudoomiyaha gobolka Shabeellaha hoose ee dowladda Soomaaliya oo lahadlayey warbaahinta ayaa sheegay in dadka ay kooxdu xirtay ay ahaayeen dad xoolo dhaqato ah oo aan duqayntaasi waxba kala socon sida uu hadalka udhigay.

Siidii ayaa sheegay in dad shacab ah oo ay ka shakiyeen ay xir xireen alshabaab.

Halkan ka dhageyso: