Dhageyso:Saraakiisha Buurdhuubo oo wacad ku maray inay cadaalad soo taagi doonaan askartii dishay …

0

Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Gobolka Gedo ayaa sheegay inay Cadaalada soo taagayaan Askari Xalayt Dagmada BVuurdhuubo ku dilay Gudoomiye ku xigeenkii Dagmadaasi,

Co-Cismaan Nuux Xaaji oo ah Taliyaha Ciidamada Milateriga Dowladda Soomaaliya ee ku sugan dagmada Buurdhuubo ayaa sheegay in  Baaritaan lagu sameeyay ilaa 3-Askari oo ka mid ah Ciidamadii joogay Nawaaxiga Buundada lagu dilay Gudoomiye ku xigeebka la soo xiray oo Baaritaan lagu sameeyay lagu ogaaday mid ka mid ah Askartaasi inuu ka dambeeyay Dilka Gudoomiye ku xigeenkii Dagmada Buurdhuubo ee G Gedo

Halkan ka dhageyso: