(Dhageyso+Sawirro) Gudomiyaha Gobolka Bari Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Weerarkii Xalay Lagu Qaaday.

0

Shir jaraa’d oo ay  Maanta Siwada jir ah ugu qabteen  gudoomiyaha Gobalka Bari cabdi Samed Maxamed Galan iyo Taliye Kuxigeenka Qaybta Boliska Ee Gobalka Bari Axmed yusuf muuse Jaqanaf  Aqalka looga Arimoyo Gobalka Bari Ayaa Waxa ay ku faah faahiyee Weerarkii xabeenkii xalay Laqu Qaaday Guriga gudoomiyaha Gobalka Bari cabdi Samad Maxamed galan uu ka dagan Yahay  magaalada Bosaso ee  xarunta gobalka bari

Cabdi Samad Maxamed galan gudoomiyaha Gobalka Bari  oo shiraka jaraa’d a kahadlay  Ayaa ugu horeen faah faahiyay  si

Gudoomiyaha gobalka Bari  cabdi Samad Maxamed galan Ayaa Mar wax laga waydiiyay cida Ay ku tabayaan in ay ka danbaysay  Weerarkii xalay Lagu qaaday hoygiisa Ayuuu shagay in ay ka danbeeyeen da’d Ka soohor jeeda Nabada Puntland

Kusimaha taliyaha Qaybta Boliska Gobalka Bari Ahna Taliye Kuxigeen Qaybta Boliska  gobalka bari Axmed yusuf muuse Jaqanaf  Ayaa dhankiisa Sheegay In Ay Wadaan baritaan ku Aadan cidii Ka danbaysay  weerarkii lagu qaaday guriga gudoomiyaha Golka Bari.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudomiyaha Gobolka:::::

Hoos ka daawo sawiradda:

IMG_0492IMG_0489IMG_0487IMG_0485IMG_0477IMG_0473IMG_0472IMG_0471IMG_0470IMG_0469IMG_0467