(Dhageyso+Sawirro) Laheystayaal Udhashay Dalka Thailand Oo Maanta Laga Duuliyay Galkacyo.

0

Afartaani Qof ee xalay laga sii Dayay Gacanta Koox Burcd Badeed ah Ayaa Waxaa ay u dhasheen Dalka Thainlad kuwaasi oo mudda Afar Sano lagu Haystay Deegaano Hoos Yimaada Dagmada Xarar Dheere ee Gobolka Mudug balse Markii Hore laga soo afduubtay Badda Deegaanka Garcad

Sii Deynta Afrtani Ruux Ayaa waxaa gacan weyn ka Geystay Sarkiil ka Tirsan Qarmada Madoobe Gaar ahaan Haayada UNODC iyo Maamulka Galmudug

Inkastoo Madaxda Galmudug iyo Sarkiisha Haayada UNODC Ay ka Gaabsadeen in dadkani lagu siiyat lacaga Madax Fursha ah Ayaa Haddane Warar qaar waxaa ay shegayaan in lagu sii Daayay lacag Madax Fursho ah.

Halkaan Ka Dhageyso codka Wasiirka Kheyradka Dekdaha iyo Badda Galmudug C/qaadir Cali Jaamac (Qalabxoor).

Hoos ka Daawo Sawirada:

 1310 1111 712 614 515 418 320 222 203 194 184 174 164 156 145 108 99 89