(Dhegayso) Dagaal Ka Dhacay Kalshaale iyo Saraakiil ka hadlay.

0

Dagaalka maanta ka dhacay deegaanka Kalshaale oo u dhexeeyey labada beelood ayaa faah faahin dheeraad ahi kazoo baxaysaa iyadoo la sheegay in labadii dhinac wali is horfadhiyaan.

Col Maxamed Sh Cabdi Dabcasar (Tuur) oo kamid ah Saraakiia ciidamada ee gobolka Cayn ayaa sheegay in arintan ay ku lugleeyihiin maamulka Somaliland oo shacabka iska soo horaysiiya marka ay daandaansiga wadaan sida uu hadalka u dhigay.

Col Tuur wuxuu sheegay inay suurtagal tahay dagaal halkaasi ka dhaca markale, “Waxaa dhici karta in dagaal markale dhaco maadaama la is horfadhiyowali ayuu yiri Col Tuur.

Xaalada Deegaanka maanta dagaalku ka dhacay ayaa xiligan kacs inkastoo aysan xabadi socon hadana waxaa laga cabsi qabaa in markale halkaas dagaal ka dhaco maadama wali labadii dhinac isku dhow yihiin.

Hoos Ka Dhageyso Codka: